Info CuraItalia

seleziona lingua 2
Seleziona lingua:

LACAGTA 600 EURO WAXA LOO OGOLYAHAY XITAA QAXOOTIGA IYO QAXOOTI DLABADEYASHA IYO KUWA HEESTA NUUC KALE OO SIJOORNO AH.

Ka bilaabato 01 bisha 4aad 2020 waxad ka dlaban karta (https://www.inps.it/) 600 Euro oo ah saacidaad bishi maarso. Yaa dalban karo?

  • Qof iskiis u shaqeesto kaso heesto Partita Iva kasoo biloow 23ka bisha labad 2020

  • Qofki la shaqeeyay xarunta (Co.co.co.) wixi ka horeeyay ka bilabato 23 da bisha 2ad 2020

  • Farshaxanisteyal, muruqmaal, waqaro iwm(kuwaso diwan gashan)

  • Shaqalaha xagaaga, kuwa dalxiiskja kuwasoo shaqadi eey ka joogsatay(hadaadan aidga sababted laheen) kasoo bilaaw 01 bisha 01aad 2019 ilaa 17 bisha maarso 2020

  • Shaqalaha fanka iyo tiyaatara ugu yaran 30 mar bixiyay maalinle sanadki 2019, lacagta so gashana eey ka yartahay 50.000 euro;

  • Shaqalaha beeraha, kuwaso ku shaqeeyay qaab sharciyeysan, cadeen karana ugu yaqan 20 maalmood oo shaqo sanadki 2019.

Dhaqalahan ma dalban kartid hadiba ad qadatid: Lacagta la siyo wayelada, Mid eey dowlada u biloowday dadka an shaqen, mid ad ku qadato xanuun ama naafonimo iwm.

Maxaad u bahantahay si ad u dalbato?

  • Koonto eey INPS kuguso dirto lacagta

Ciwanka ama pinkaad ku galeyso INPS https://serviziweb2.inps.it/RichiestaPin/jsp/menu.jsp

LACAGTA CAAWINTA CARUURTA DADKA SHAQEEYO XITA QAXOOTI AMA QAXOOTI DALBADE.

Gal wepsiteka (www.inps.it), hadi adan awoodin dalbashada adeeg yada kale waxaad dlban kartaa lacag lagaga caawiyo qof caruurta ku hayo xiliga aad shaqeeneyso, taso eey dhibeyso dowlada... . .

Waxa loo ogolyahay dadka ka shaqeyo kuwa hoos ku xusan:

  • Qof iskiis u shaqeesto
  • Dadka shaqlaha ah ee diiwan gashan
  • Qof iskiis u shaqeyo kana diwan gashan Inps
  • Qof iskiis u shaqeesto oo ka diiwan gashan xarunta daryeelka shaqalaha

Lacagta waa ugu badnan 600 euro familkiiba kuwasoo hesto caruur eey da’adooda ka hooseyso 12 sano Kuwaso loo isticmali karo kaliya qofka ilmaha ka caawiyo, cimriga caruurta ma lahan xad hadi eey islamaha naafo yihiin. Ama hadi iskuul lagu haayo ama xarun eey dowlada ugu talo gashay, lacagta waxa bixinayo inps. .

Si aad war bixin u hesho am aad u dalbato gal ciwanka hoose dell’INPS (https://www.inps.it/)

Xasuusnoow, hadii aad codsiga ku dirto pinka waxaad kaloo galisa qeeybta dnabe ee binka si eey iskuguka furto ciwaanka diiwan galiya familka iyo lacagta uu qadan karo.-

Dhaqale la sinayo waalidka shaqeyo si eey guriga u jogan, xita ajaanibta

Gal wepka (https://www.inps.it/ ) iska diwan gali kadibna waxa lagu ogolyahay 15 maalmood dhaman waalidka shaqeeyo inad dalka bilabato 05 maarso ila iskulada dib looga furohttps://www.inps.it/

Qaabka:

-Mushaarkagi 50% walidka hesto caruur 12 sano kayar

-Wax lacag ah ma lahan walidka hesto caruur ka wyn 12 ila 16 sano

-Mushaarkiisa 50% waalidka hesto ilmo naafo ah(da’ada xad ma lahan)

Maxaad u bahantahay si ad u dalbato?

SIDEE KU GUDBISAN KARTA ONLINE AHAN CODSIGA: DHAQALAHA 600 EURO/LACAGTA LA SIIYO WALIDKA SHAQEYO/KABISTA DHAQALE CARUUR HEYNTA.

Waxaad ka dalban karta online ahan INPSka:
1.PIN w nambar lagaso qato xafiiska INPS
2. SPID leefalkisa labaad ama mid ka sareeyo
3. kaarka daganaanshaha midka cusub ee elekteroniga ah
4. Kaarta qaranka eeloo yaqaan (CNS).
Si aad u dalbato PIN ka raac tilmaamahan :
-internetka gal ee ku qor www.inps.it, adigo isticmalayo mesha eey ku qorantahay “Richiesta PIN”;
waxaad kaloo kala xiriri karta nambarka 803164(hada ka wacdo line wa lacag la’an), ama 0616164(mobile kaga ka wac lakin wa lacag)
.

You may also like...

Af Soomaali
Italiano English (UK) Français አማርኛ العربية বাংলা 简体中文 Español ਪੰਜਾਬੀ Русский Shqip ትግርኛ اردو Wolof Af Soomaali