Buoni spesa

Dhaqaale loogu tala galay saacidaada dadka tabaaleysan kaasoo aad ku iibsan karto waxyabaha daruuriga ah sida cuntada iyo daawooyinka.

-- Sharciga n.658 kasoo xarunta ka warqabka bulshada iyo komuuneyaasha Talyaaniga u sahlay in eey helaan dhaqaale eey ku saacidaan bulshada tabaaleysan si eey adeeg ugu sameestaan.

Komuun walba waxa uu leeyahay qaab uuuku bixiyo dhaqalaha loo dhiibay. Waxa uuna si gooni ah u hor arin doonaa dadka heysta caruurta iyo kuwa anan soo galin dhaqaale kale. Sida lacagaha cusub ee eey dowlada ama qof shaqda laga joojiyay lakiin qaata lacag .

Sida ku cad sharciga qodobkiisa 27, comma 1, del D.Lgs 251/2007, Qaxootiga waxeey xaq u leeyihiin sida dadka wadanka udhashay oo kale ineey u qataan dhaqalaha lagu saacidayo dadka tabaaleysan.

Qaabka aad ku dalbaneyso ama aad ku heli kartid booqo wepsiteka komuunka aad dagantahay.

You may also like...

Af Soomaali
Italiano English (UK) Français አማርኛ العربية বাংলা 简体中文 Español ਪੰਜਾਬੀ Русский Shqip ትግርኛ اردو Wolof Af Soomaali