Ricongiungimento familiare

Shuruucda Isku keenista familka (dacwada ) ee MSNA sharciga iyo axdigi Dublin III Iyo xalada deg dega ah ee Covid-19

Warixin ku saabsan Dacwada ama caruurta aan la socon waalidkood ee aanan qaangaarin sharciga qodobkiisa yahay 8 e cd “ Axdigii Dublin III”Kuwaso la tixgalinayo xiligan adag ee Covid-19

HALKEE WAX U MARAYAAN WAASE QAABKE XALKA ILMAHA ANAN QAANGARIN?

  1. Ilmaha waxa uu jooga wadan ka baxsan UE waxana u dacwonayay waalid ama masuul welina lama aqbalin farana lagama qadin si loo dhameyo dacwadiisa:

Ayado la tix racayayo sharciga wasarada arimaha gudaha ee nambarkiisa yahay 0020359 sona baxay 9ka maarso 2020, Kastuurada waxeey qaabili karta codsiga qaxootinimo oo kaliya , mana aqbali karto buuxinta C3 ama qof lasoo celiyay Dublin, waxaa laguugula talinaya in aad sugto inta eey xalada ka dageyso lagana fasaxayo in dib loo furo xfiisyada dowlada, si laguugu ogolaado in aad xareesan karto dhaman sharciyada gaar ahana kan uguhoreeyo ee C3. Inta aad sugeysase waxa ku roon in aad sii diyaarsato warqadaha laga rabo, (wax walba oo ku saabsan caruurta warqadahooda oo aad heysato iskasii diyaarso)

  1. Ilmaha ananq Qaangaarin ee faraha laga qaaday welise anan xareen sharciyadiisa kastuuradiina eey ka xirantay::

Ka bilaabato maalinka aad dalbato waxa macquul ah in ugu badnaan 3 bilood laguuguso jawabo kadibna aad dalban karto dacwada oo dhameestiran, sida ku cad sharciga Dublin III hadi eeysan imaan diidmo sababeysan. Howshi socotay ee ka bilabatay Abriil ama maalmaha hore ee Meey waxa laguugula talinaya in aad kusii dirto sharciyada laga rabo adigoo ku hagaajinayo qeybta qaabilsan Dublinka, kadibna marka la furo waxa laguu samen dona C3.

  1. Dacwada waala ii ogoladay lakiin in aan helo jawabti ayaanan macquul aheen axan sameyaa::

Isku day in aad la xiriirto kastuurada aad wax ka dalbatay iskuna day in eey kuguso diraan jawabtada PEC ama qaab kale oo aad isku raacdan adiga iyo shaqalaha(tusale boosto deg deg ah) kadib waxaad qada talaba xigto oo ah qaabka aad safarada ku garsiin laheed

  1. Dacwada wala ii ogoladay la ina soo siiyay lakiin waxa la diiday safar iyo isku socodba maxaa ila gudboon Covid-19::

Safarada wadan kale iyo Italiya hada wey xiran yihiin sid aku cad sharciga qodobkiisa 29 ee Axdiga Dublin III, Waxa laga raba in aad baxdo mudo 6 bilood ah , hadii eey soo dhawaato waqtiga eey dhaeyso si deg deg ah ula xiriir meeshi laga soo siiyay.

N.B. Warbixintaan kama muuqato xal aniga i anfaco maxan smaeyaa: waa macquul hadana isku day in aad la xiriirto xarunta aad wax ka dalbatay.

Waxaa si gaar ah lagu xasuusinaya hadii aad ku sugantahay xaladaha 1 ama 2 waxaad lasoo xiriiri karta shaqalaha EFRIS ayaga ayaana u gudbindoono xarumaha Dublinka warbixintada kuwaas oo hadhowna kula socon doono xalkaga C3 meshu gaaro ama Kastuurada ka codsan doono in eey soo faro galiyaan qof waqtigi ka dhacay ama ka dhici rabo.

In particolare, qualora vi trovaste nelle situazioni descritte ai punti 1 e 2, può essere utile segnalare i singoli casi in sospeso: l’equipe del progetto EFRIS inoltrerà la comunicazione all’Unità Dublino, che potrà così monitorare la fase di registrazione del C3 da parte della Questura ed intervenire in caso di scadenza ravvicinata del termine.

Emailka progettoefris@cidas.coop;

Telefoonada: +39 3404277780; +39 3428735259 Wixii aqbaar kasii badana ka aqriso aqbaaradka iyo xalafaha Covid-19 ku saabsan qaxootiga iyoajaanibtaba xarunta macluumaadka aruriso ee Juma Map, Più in generale per informazioni, materiali e aggiornamenti circa l’impatto del COVID – 19 su richiedenti asilo e rifugiati consulta la piattaforma Juma Map https://coronavirus.jumamap.com/it_it/ Ama kala xiriir shaqalaha Arci numberada 800905570/351137635 ama emailka numeroverderifugiati@arci.it

You may also like...

Af Soomaali
Italiano English (UK) Français አማርኛ العربية বাংলা 简体中文 Español ਪੰਜਾਬੀ Русский Shqip ትግርኛ اردو Wolof Af Soomaali