Sei un minore in attesa di ricongiungimento?

Ciao!

Haddad aad sugeysa inaad isu imaadan qayb familkaga ka tirsan oo waddan kale ay sii joogan waa in la raaco habka ku qoran nadamka ku qoran “ Xeerka Dublino III “. Sii fican uu akhri warbixiintaan hoos ku qoran:

  • Sida aad ogtahay cudurkaan Covid- 19 waddan walba oo yurub buu qabtay, waddan walbo oo yurub wuxuu ugu horreya texgelinaya cafiimadka dadka oo dhan yurub deggen waxayna kale ku tashteen in socodka dadka la joojiyo, waddamada dhexdooda iyo waddan ku waddan.

  • Haddi aad bilabatay nidaamka isuu imashada, ka faydeyso waqtigaan inaad diyaarisa qoralka loo bahan yahay sida aad isku imaan kartan, amase waraqooyinka loo bahan yahay sa uu tagtid waddanka kale oo yurub deggen ninkaga amase nagtada, haddi loo bahan yahay in reerka Somaliya ku joogto ay ku soo diran warkadda dhalashada, amase haddi aad uu bahan tahay warqadda aqonsiga, amase warqadda arooska, warqad walbo oo caddeyneya in ad tihin famil oo ad isqabtan.

  • Arrimahan ku sabsan cudurkaan kaliya waqtiga buu dhereyneya, waa la awooda inaad xaskaga uu tagtid kaliya waqtigaan jiro cudurkan waqti dheraad buu qadanaya, dulqaad kaliya baa loo bahan yahay.

  • Haddi aad qan gar aad noqotay amase haddi aad gashay sanadkaga 18aad,ha ka baqiin codsiga aad codsatay wuu soconayaa inkasto aad ka weyntahay 18 sano.

  • Haddad aad ka yertahay 18sano aan qan gar adan eheen oo ad jeceshay inaad aad uu tagtid qof reer ku ah,oo degan waddan yurub ka tirsan adiguna adan codsaniin sii aad ku tegi laheyd, sii deg deg la hadal kaafilkaga, amase idmanahaga, garyaqankaga, kalkaliyahada bulshadeed, ayagu waxay uu joogan inay ku caawiyaan adiga amase reerkaga, waxayna kale ay awoodan inay idiin siyaan warbixin oo muhim ah sida ay arrimahaan ku sabsan xeraraha isku imashada loo fuliyo.

  • Haddi aad shaqi ka qabtid kala hadal!Kaafilkaga, idmanahaga, garyaqankaga,kalkaliyahada bulshadeed waxay uu joogan inaay ku cawiyaan adiga amase dad reerkaga ka tirsan waxayna idiin si karan warbixiin loo bahan yahay sida ay arrintan la fulin lahaa.

Haa iloowin “ Xeerka Dublino” waa jidka kaliya sharciyeed la mari karo waxaan loo bahan yahay in loo tago dad sharciga yurub yaqaan.

Haddi aad qabtid so'allo ku sabsan arrintaan iskuimashada hayadda loo yaqan EFRIS way ku jawabi doonto , nawac, nala xiriir, na qor amase weedi dadka mamulo hayadda ku haysto inay nala xiriiran mailkenna waa progettoefris@cidas.coop amase namburada talefoonka oo ay kala yihiin + 39 3404277780, iyo, + 39 3428735259.

Haddi aad uu bahan tahay warbixiin kale waad firin karta cinwaanka weebka oo ah Juma Map https://coronavirus.jumamap.com/it it/ amase nambarka telefoonka cagaran 800905570/3511376355 amase ciwaanka weebka oo yahay numeroverderifugiati@arci.it. Nabad dheraad.

(Thanks to CIDAS)

You may also like...

Af Soomaali
Italiano English (UK) Français አማርኛ العربية বাংলা 简体中文 Español ਪੰਜਾਬੀ Русский Shqip ትግርኛ اردو Wolof Af Soomaali