Qiimaha Maskeraha iyo faahfaahin

Qiimaha saxda ah oo eey dowlada u goysey waa 0,50 € ma aha sax in la gado qiimo intaas ka badan, iska hubi marka aad gadaneyso in uu yahay midka saxda ah wana in eey ku qornataa CE qaabka loo isticmalana iska hubi waa in uu ahadaa kan dhaqatiirta eey xirtaan oo kale.

You may also like...

Af Soomaali
Italiano English (UK) Français አማርኛ العربية বাংলা 简体中文 Español ਪੰਜਾਬੀ Русский Shqip ትግርኛ اردو Wolof Af Soomaali