Sharciga dhaqalaha ee xalada deg dega ah (REM)

Dhaqalaha xalada deg dega ah (REM) waa dhaqale loogu tala galay in lagu saacido familada tabaaleysan si looga saaacido xaalada COVID-19 Rem waa lacag 400 ilaa 800 yuuro ah qofkiiba, sharuudaha waa: Daganaansho talyaaniga ah, dhaqalaha kuso galo oo yar, ISEE aad soo sameysa kana yar 15000 yuuro sanadkii, Rem shaqo kuma lahan dhaqalaha kale oo eey dowlda ugu deeqday dadka xalada Covid19 darteed, mideeda kale shaqo kuma lahan dadka wayeelada ah ee qaato beeshanka ama kuwa qaata lacagaha cusub oo eey dowlada bixisay.

Codisga Rem waa in aad dalbataa ugu danbeyn Juun 2020.

Si aad warbixin uga hesho waxaad booqataa webseetka INPS ama tag kaafka ama wac nambarka lacag lanta ah ee ARCI.

 

Sharicga Caawinada: dhaqaale cusub oo lagu tagerayo shaqalaha 

Dowlada waxeey diyaarisay dhaqale lagu saacidayo shaqalaha culuuska kasoo gaaray xalada Covid-19:

  • Kuwa iskood u shaqeesto, co.co.co, Shaqalaha anan qofna hoostagin, kuwa ka diiwan gashay xarunta AGO, shaqalaha xiliga fasaxa, kuwa dalxiiseyaasha u shaqeya waxey bishi maarso qateen 600 euro qofkiiba waxeyna qadanayaan 600 euro oo kale bisha abriil.
  • Shaqalaha beerhaa ee qatay bishi maarso 2020 600 euro bishan abriil waxeey qaadan doonaan 500 yuuro.
  • Shaqalaha iskood u shaqeeto oo eey soo gaartay qasaaro dhan ama ka badan 33% dhaqalihi haafka sanadka 2020 marka loo fiiriyo kii sanadki hore 2019 waxey heleyaan 1000 yuuro bisha meey, xita kuwa co.co.co ee iska qoray xarunta diwan galinta waxey heleyaan 1000 yuuro bisha meey.
  • Shaqalaha dalxiiska ee shaqadoodi eey is dhintay ayaga oo anan ka tagin laga bilaabo 01 janaayo 2019 ilaa 17 maarso 2020 waxey heleyaan 1000 yuuro mìbisha meey.
  • Nuucyo kala duwan oo shaqooyin ah ayaa waxaa saameeyay xaalada COVID-19 kuwaasoo qaarkood joojiyay shaqadi qaarna dhimay, waxey heli donan 600 yuuro bilaha maarso iyo abriil(kuwaso ah kuwo ka duwan kuwa an kor kuso xusnay ee dalxiiska iyo beeraha)
  • Shaqalaha cida u shaqeeyo waxeey heleyaan 500 yuuro bilaha abriil iyo meey bishiiba, hadi eey hestaan kontoraad hal ama wax ka badanba 10 saacadood isbuucle ah oo eeysana la nooleen masuulka shaqada.

Muhiim: qofii aanan dalban lacagta 600 yuuro ah ee bishii maarso waa inuu dalbadaa 15 maalmood gudahooda oo ka bilabata maalinka lasoo galiyo:hadii aadan fahmin tag kafka ama booqo webka INPS.

Dhaman dhaqalaha ana ka mid aheen kuwakor ku xusan, wixi aqbaar intaa dheer ama qaabka aad u dalban karto ama qofka dalban karo ama sida la isku diwaan galiyo wac nambarka bilaashka ah ee ARCI ama booqo webka INPS ama tag kaaf.

Warbixinta ku xusan qoraalkaan laguma dari karo wax been abuur ah waxeeyna u dhigantaa sharci saxa, wixi war bixin ah kala xiriir nambarka bilaashka ah 800905570.

You may also like...

Af Soomaali
Italiano English (UK) Français አማርኛ العربية বাংলা 简体中文 Español ਪੰਜਾਬੀ Русский Shqip ትግርኛ اردو Wolof Af Soomaali