Xalada amnigada shaqo ee beeraha.

Tixraaca sharciga hir galay ee 101 ee xarunta ka war heynta shaqalaha Talyaniga “DL Riparti Italia” ee qaabilsan xalada shaqalaha beeraha waxey ogolaneysa in la diiwan galiyo si sharciyeysan 30 maalmood oo la cusbooneysiin karo 30 maalmood oo kale, xita qofki loo diray in uu joogo guriga oo 0 sacadood. Ama midka qata lacagta qofka shaqada ka dhamatay ee loo yaqan NASPI ama tan kale ee loo yaqan DIS-COL ama dhaqalaha dowlada eey bixiso ee cusub kasoo garaya 2000 yuuro dhaman sanadka 2020.

 

Warbixinta ku xusan qoraalkaan laguma dari karo wax been abuur ah waxeeyna u dhigantaa sharci saxa, wixi war bixin ah kala xiriir nambarka bilaashka ah 800905570.

You may also like...

Af Soomaali
Italiano English (UK) Français አማርኛ العربية বাংলা 简体中文 Español ਪੰਜਾਬੀ Русский Shqip ትግርኛ اردو Wolof Af Soomaali