Saacidaada kirada gobaha ganacsi

Ayadoo la tix galinayo sharicga cusub dowlada waxey saacideysa ganacsatada in eey ka caawiso dhaqalaha kirada ee goobta ganacsi waxeyna u diyarisay 5 milyan oo euro ya leh.

-Waxa lagu so diraya 60% lacagta kirada bilaha ah ee gobta ganacsi, sida dukama, timo jaraha shirkadaha iyo warshada iwm kuwaso ah kuwo gaar loo leyahay.

-dhaqale 30% kuwaso la sinayo qofki leh goob aad u yar oo anan haneen meel lagu noolyahay oo ah ganacsi bes.

-dhaqale loogu tala galay dhaman hoteelada yar yar oo gaarka loo leyahay.

-dhaqale 60% ah waxa kaloo la siinayaa goobaha cibaadada ee la aqoonsan yahay diiwaan gashana.

Dhaqalaha waxa laga tix racaya lacagti aad bixisay sanadkan 2020 waxana laga cawinaya maarso, abriil iyo meey. Dhaqalaha waxa la sinaya ganacsigi uusoo garay dhaqale yari ka badan 50% ayadoo laga tix racayo tii ugu danbeysay.

Dhaqalahan waxad klu dirsan karta qof kale ama shirkad kale ama goob anan aheen mesha aad adiga ku qorantahay.

Warqadan aqbaraadka ku xusan lama ogola in la bedelo. Qofki wax ka bedelaa wuxuu mutesan karaa danbi iyo dacwad.,

Waxaan kugula talkineynaa in aad booqato JUMA MAP si aad u hesho warbixin hubaal ah.

You may also like...

Af Soomaali
Italiano English (UK) Français አማርኛ العربية বাংলা 简体中文 Español ਪੰਜਾਬੀ Русский Shqip ትግርኛ اردو Wolof Af Soomaali