Dhaqlaaha goobaha shaqooyinka

Sharciga cusub waxa lagu daray in la caawiyo dadka leh shaqoooyinka shaqsiyad ah ee leh partita IVA kuwaso anan xirin kahor 31 maarso 2020. 

Dhaqlaha waxa lasiin karaa kuwa gooni u shaqeesanayay ee laha shaqo shaqsiyeed, kuwaso cadeeyay dhaqaale abriil 2020 kuwaso ka yar kii sanadki hore bishiisi abriil 2019. dhaqlaaha waxa kalo dalban karo kuwa furtay shaqooyinkooda xita 01 janaayo 2019.

Dhaqalaha kama badan karo 1.000€ waxana loo kala sarayaa:

  1. 1. 20% waxa la tix galinaya farqiga abrill 2019 iyo abrill 2020 wa in eey ka yartahay 400,000€

  2. 2. 15% waxa la tix galinaya farqiga abrill 2019 iyo abrill 2020 wa in eey gaareyso 400,000€

  3. 3. 10% waxa la tix galinaya farqiga abrill 2019 iyo abrill 2020 wa in eey ka badantahay 1 milyon kana yartahay 5 milyon.

Si aad u hesho dhaqlaahan waxad ka dalban karta si onlike ah agensiyaha interaata waxaadna wakiilan karta qof kale.  

Waxaan kugula talineyna in aad u tagto kaaf ama xarumaha caawinta shaqo ama booqo JUMA MAP. 

Warqadan aqbaraadka ku xusan lama ogola in la bedelo. Qofki wax ka bedelaa wuxuu mutesan karaa danbi iyo dacwad.,

You may also like...

Af Soomaali
Italiano English (UK) Français አማርኛ العربية বাংলা 简体中文 Español ਪੰਜਾਬੀ Русский Shqip ትግርኛ اردو Wolof Af Soomaali