KORDHINTA DHAQALE HEYNTA CARURTA IYO XARUMAHA KULELAHA

COVID-19: KORDHINTA DHAQALE HEYNTA CARURTA IYO XARUMAHA KULELAHA

Kordhin ila 1200 euro (tii hore 600 euro) caawinada heynta ilmaha. Waxa dlaban karo waalidka heysta caruur ka yar 16 sano, kuwaso ka shaqeeyo xarumaha gaarka loo leeyahay ama kuwa dowldaba lakin wa qasab in aad ka shaqesaa caafimaad, ciidanka ama gargaarka dadka.Dhaqaalaha waxa lagu bixin karaa xarumaha ilmaha lau cayaarsiiyo, goobaha lagu haayo xili kuleelaha iyo waxbarashada guryaha loogu keeno macalin.

You may also like...

Af Soomaali
Italiano English (UK) Français አማርኛ العربية বাংলা 简体中文 Español ਪੰਜਾਬੀ Русский Shqip ትግርኛ اردو Wolof Af Soomaali