Shaqalaha guryaha iyo kuwa wayelada hayo

Waxa uuka kooban yahay dhaqalaha ilaa 500 euro waxana dhibeyso INPS bishi abriil iyo bishi meey.

Waxad dalban kartaa hadi aad:

  • ila 23ki febraayo heysatay kontoraad 10 sacadood ka badan isbuuci

  • laga dhimay ugu yaran 25% shaqadi

  • qadan dhaqale kale sida lacagta eey dowlada dhiibto ee sida ceerta oo kale ah taso ugu badnaan gaarto 600 euro.

 

Codsigada u dirso hada shurudaha buuxiso INPS ama kaafka tag haku cawiyane.INPS

You may also like...

Af Soomaali
Italiano English (UK) Français አማርኛ العربية বাংলা 简体中文 Español ਪੰਜਾਬੀ Русский Shqip ትግርኛ اردو Wolof Af Soomaali