Dhaqalaha dalxiis

Ayadoo la tix racayo sharicga la dhaho Dib u dhaqajinta Italia familka heesto ISEE anan ka bacneed 40.000 euro waxa loo aqoonsaday dhaqale lagu saacido fasaxa sanadka 2020, dhaqaalaha waxa lagu bixin kara goobaha dalxiiska ee gudaha wadanka ah.sida hotelaa ama B&B.

Dhaqlahan waxa loo ogolyahay 1 qof oo familka ka mid ah dhaqale 500 euro familka oo dhan,dhaqalha waxa loo qeybiyay , cidiba waxa la sinayaa lacag lagu qimenayo inta qof eey yihiin tusale : Cida 2da qof ka kooban waxa lasinayaa 300 euro tasoo la micno ah qofkiiba 150euro.


1) dhaqalaha waxa lagu isticmaali karaa kaliya 1 mar oo isku bixis ah tasoo lagu bixin karo toos goobta dalxiis ee aag joogto.

2) Dhaqalaha wa in aad ku cadeesaa qaabka fatuurada ee onlineka ah ama warqado cadeenayo goobta ganacsi, kuwaso ku cad koodishe fiskalaha xarunta.

3) Dhaqaalaha lagu bixin karo gacan 3aad sida dalaal ama ajensi idiin dhexeeyo adiga iyo goobta aad dagantahay.

Dhaqaalaha waxa loo dhiiba marka hore 80% kadibna inta harsan 20% kasoo marka hore eey tahay in laguu ogolado.

Warqadan aqbaraadka ku xusan lama ogola in la bedelo. Qofki wax ka bedelaa wuxuu mutesan karaa danbi iyo dacwad.,

You may also like...

Af Soomaali
Italiano English (UK) Français አማርኛ العربية বাংলা 简体中文 Español ਪੰਜਾਬੀ Русский Shqip ትግርኛ اردو Wolof Af Soomaali