Dhaqale lagugu sacidayo iibsiga Baaskiil

Qof walba oo qaangaar ah ee dagan magaalooyinka waa weyn iyo caasimadaha gobolada ama komuuneyaasha eey dagan yihiin dad ka badan 50.000 qof waxa loo ogolaaday in laga sacdo iibsi baaskiil tasoo laguso celinayo boqolkiiba 60dan lacagti kaga baxday taso anan dhaafi karin 500 euro ka bilabato 4ta bisha meey ( waxa la ansixiyay qodobkaan 26ki abrill 2020) wuxuna ku egyahay 31ka disheembar 2020 ku iibso:

  • Iibsiga baaskiil xita kan korontada ku shaqeeyo, ama midka lagu magacabo segway, ama kan iskiis u socdo ee loo yaqan hoverboard,waxaase ka baxsan gaari.


Dhaqalahan waxa la ogolyahay in aad dalbato kaliya hal mar mar labaadse ma jirto.

You may also like...

Af Soomaali
Italiano English (UK) Français አማርኛ العربية বাংলা 简体中文 Español ਪੰਜਾਬੀ Русский Shqip ትግርኛ اردو Wolof Af Soomaali