Dadka kaso shaqo tago mel fog

Waxey gudbisan karaan codsi dadka ka shaqeeyo goob aad uga fog hooygooda ama wax ka barta meel ka dheer gurigooda kuwasoo ku safro gaadiidka bulshada kasoo ku sugan xaladaha hoose:

a) Waa in aad heystaa icket sanadle ama bile ah kasoo aad cvadeen karto in aadna isticmaalin mudadi bandowga lagu jiray sida ku cad sharcga 23ki febraayo 2020 n. 6, iyo kii 25 ki maarso 2020.n.19:

b) Waxaad ku cadeen karta qoraal sida ku cad sharciga soo baxy 28ki disheembar 2000,n.445, kasoo kuu ogolanayo lakin masuliyada adiga lehqaladki ka imaado.


Waxaad geysa codsigada sharcikada aad ka gadatay6 tiketka aad rabtro in laguso celiyo kuwaso kuso kugu siin doono mid ka mid ah qababka hoos ku xusan.


- warqad aad ku safri karto mudo sanad gudahed ah lakiin ku dhaceyso mudadi adan isticmalin ki hore


- kaga oo eey kugu kordhiyaan mudadi aadan isticmaalin kiihore. 


Warqadan aqbaraadka ku xusan lama ogola in la bedelo. Qofki wax ka bedelaa wuxuu mutesan karaa danbi iyo dacwad.,

You may also like...

Af Soomaali
Italiano English (UK) Français አማርኛ العربية বাংলা 简体中文 Español ਪੰਜਾਬੀ Русский Shqip ትግርኛ اردو Wolof Af Soomaali