Mushaarsiin adon shaqen iyo walidka ilmaha heesto

COVID-19:WAQTIGA OO LO KORDHIYAY LACAGTA SHAQO IYO TAN WALIDKA AGU SIIYO CARUURTA.

Waxa lagu daray 5 isbuuc oo kale sababta COVID-19 tao kaso bilabatay 23ki febraayo ilaa 31ka agosto 2020, taso eey weli ka harsaneed 9 isbuuc wana qasab in aad dhameeso kahor inta adan tan cusub galin, shaqalaha anan shaqeen sabab xalada deg dega ah dowlada axey weli siineysa mushaarkoodi waxana 4 isbuuc oo kale la isticmaali karaa 01da setembar ilaa 31da oktoobar 2020. shaqalaha kuwa dalxiiska ka shaqeyo, melaha lagu caweeyo, beeraha dalxiiska, tiyaatarada, bandhigyada tooska ah kuwa dhigo iyo shaneemooyinka waxey bilaban karan 4 isbuuc 1da setembar.

Waalidka heysta caruur ka yar 12 sano waxey qadan karaa bar mushaarkoodi mudo 30 maalmood ah oo marki hore aheed 15 maalmood , waxana la sinayaa 50% mushaarki eey qadan jireen ayaga oo guryahooda jooga. Waxana dalban karo qofka shaqeeyo oo kaliya shaqo gara ama mid dowladba.

You may also like...

Af Soomaali
Italiano English (UK) Français አማርኛ العربية বাংলা 简体中文 Español ਪੰਜਾਬੀ Русский Shqip ትግርኛ اردو Wolof Af Soomaali