Itsicmaalka Maskeraha waa Qasab

Sharciga so baxay 7di bosha oktoobar waxa uu qasab ka dhigayaa in qof walba iu wato maskeraha mar walba. Wana qasab in aad xirataa mar walba.

  • Meel walba oo xiran marka laga reebo hoygaada
  • Meel walbaoo furan 

Xirashadamaskeraha kuma aha qasab:

  • Caruurta eey da'adooda ka yartahay lix sano
  • Dadka qabo xanuuno gaara oo eeysan u samaxeen in eey xirtaan cadeena kara
  • Waxyabaha isboortiga ah markad sameneysid

You may also like...

Af Soomaali
Italiano English (UK) Français አማርኛ العربية বাংলা 简体中文 Español ਪੰਜਾਬੀ Русский Shqip ትግርኛ اردو Wolof Af Soomaali