Shuruucda deg dega ah ee ka hortaga fafida xanuunka ee dhaman wadanka ku eg ilaa 13ka nofeembar 2020

Itsicmaalka Maskeraha waa Qasab

Wana qasab in aad xirataa mar walba:

  • Meel walba oo xiran marka laga reebo hoygaada
  • Meel walbaoo furan

Xirashadamaskeraha kuma aha qasab:

  • Caruurta eey da'adooda ka yartahay lix sano
  • Dadka qabo xanuuno gaara oo eeysan u samaxeen in eey xirtaan cadeena kara
  • Waxyabaha isboortiga ah markad sameneysid
  • Waa qasab mar walba inaad ilaaliso farqiga labada qof u dhaxeeyo ugu yaraan 1 mitir

✓ Waxaad isticmaali kartaa Xitaa nuuc wlaba oo maskeraha ah sida kan la isticmaalo lana tuuro, kan la dhaqi karo, ama mid aad adiga sameysatayba

Ciyaaraha iyo socodka

✓Waa la ogolyahay tusaale(orod ama rucleyn) wase qasab in aad qofka kugu dhaw u jirsataa 1 mitir

✓ Waa sameen karta isboortiga (orodka) laakiin waa qasab in aad u jirta qofka kale 2 mitir

✓ Waala ogolyahay jimicsiga, orodka iyo waxa la midka ahba jiimka gudihiisa,(mid gaar ahiyo mid guudba) laakiin waa qasab in la ilaliya sharciga

✘ Mala ogolo ciyaaraha kuwa anan heer caalami aheen mana la sameen karo

✓ Waxa la ogolyahay tartamada qaar sida isboortiga kooxaha laga aqoonsan yahay wadanka guud ahan ama gobolada ee ka diwan gashan (CONI)

✓ Tartan ciyareed: (Tusale garoomada): Waxa la ogolyahay ineey ka qeyb galaan 15% inta uu qaado goobta la jogo, ugu badnanan 1000 qof garoonka furan kan xirana 200 ugu badnaan, wana in eey ilaaliyaan dhaman shuruucda.

Bandhigyada iyo tiyaatarka iyo shanemada

✓ shanemada, tiyaatarka iyo xurmaha la mid ah waxa loo ogolyahay ugu badnanan 1000 qof goobaha furan kan xirana 200 ugu badnaan, wana in eey ilaaliyaan dhaman shuruucda.

✘ Waxa mamnuuc ah goobaha leh meel lagu caweeyo sida diskoteega iyo maqaxiyada qaar

✘ Waxa mamnuuc ah iskutaga badan ee anan sharciyeysneen waxana la ogolyahay weli banaanbaxa iyo dooda fudud

✓ Waxa fasaxan banaan baxa lakin ku xiran shurudo, wa in eeysan dadka isku dhaween ilaaliyana shuruucda

✓ goobaha qamaarka dhamantood waxa la furi kara subaxdi 08:00 ilaa 21:00

Feestooyinka garka ah mel furan iyo mid xiranba iyo shirarka

✓ Waxa la ogolyahay feestooyinka arooska iyo xaflad dineedkaba ugu badnaan in ey kaso qeyb galan 30 qof tix galiyana dhaman shurucda.

✓ Waxa la xanibay iskutaga dadka badan goobaha xafladaha mana ka badan karto inta qof eela ogolyahay tirada kor ku xusan

Feestooyinka garka ah mel furan iyo mid xiranba

✘Waxa la mamnuucay in aad xafladku qabsan karto goob gaar ah sida guriga, guri gudihisana iskuguma iman karaan in ka badna 6 qof

Maqaxida, barka,jelatolaha, iyo kan macmacanka gadaba
  • Goobaha kor ku xusan waxa la furi kara 05:00 ilaa 24:00, dadkana ma dhaai karan inta qof eeku xusan qadka goobta, miiskiina 6 qof ka badan ma wada farisan karan
  • Cunada istiga lagu cuno waxa la ogolyahay 5:00 ilaa 18:00
  • Wala ogolyahay in maqayada eey cuntada geyso guryaha ilalisana sharciga
Iskuulka

✓ Dugsiga sare: waxa loo ogolyahay casharada oo eey ka qatan bananka ama guryahodalaga bilabo 09:00

✘Lama ogolo in ardayda wareeg lo wado

You may also like...

Af Soomaali
Italiano English (UK) Français አማርኛ العربية বাংলা 简体中文 Español ਪੰਜਾਬੀ Русский Shqip ትግርኛ اردو Wolof Af Soomaali