Shaqo

Dowlada talyaaniga si eey u xakameyso culeeska ka imaan karo bandowga ka dhashay (COVID-19) eey ku rogtay wadanka waxey dajisay sharciyo badan kuwasoo saacidayo dadka shaqalaha ah iyo kuwa iskood u shaqeestaba waxana is badal lagu samen karo mar walba oo sharciga la badalo.

DIB U CUSBOONEYSIIN Waqti kordhin sharciyeenta

Waxaa la kordhiyay ka bilaabato 15ka luulyo ilaa 15ka agoosto 2020 waqtigi la dalban karay sharciyeenta cusub eey dolada
Wixi aqbaar intaas dheer kala soco qoraalka halkaan: questo articolo.

JumaMap – COVID-19 in Italy · [PULAR] Proroga Regolarizzazione
JumaMap – COVID-19 in Italy · [SONINKE] Proroga regolarizzazione

JumaMap – COVID-19 in Italy · [BAMBARA] Proroga Regolarizzazione

XAQ UDOOD: Nambarka bilaashka ah sharciyeynta

800 999 977

Ururka ARCI wuxu kaga jawabyai nambarka sharciyeynta.

Xaquuq u doodka nambarka bilaashka ah wax Isniin ilaa Jimco sacadaha 9:00 ilaa 13:00 galabkina 14:30 ilaa 18:30. Waxa uu kaa saacidaya qaabka aad u diiwan gashan karto sharciga cusub ee loo ogoladay dadka heesto shaqoyinka beraha ama kuwa ka shaqeyo xananada dadka.

Ururuka Arci oo cawimaad ka helayo maamulka dalka waxa uu ka sacidi doona in aad sharciyeysato sharcigada iyo shaqadaba. Xuquuq u dirikan wuxu ka cawin dona adigo so marayo JumaMap wuxuna dacwad ka gudbin dona kuwa isku daya in eey dhibateeyaan ajaanibta.

Wicitaanka waa bilaash hadi aad kasoo wacdo mobilekaga ama tyelefonka gurigaba waxana lagula hadashiin donaa turjubaano ku hadlo luuqadaada hooyo oo eey diyariyeen ururka Arci.

JumaMap – COVID-19 in Italy · [SONINKE] SOS DIRITTI 800 999 977

JumaMap – COVID-19 in Italy · [PULAR] SOS DIRITTI 800 999 977

JumaMap – COVID-19 in Italy · [PIDGIN ENGLISH] SOS DIRITTI 800 999 977

JumaMap – COVID-19 in Italy · [BAMBARA] SOS DIRITTI 800 999 977

Mushaarsiin adon shaqen iyo walidka ilmaha heesto

COVID-19:WAQTIGA OO LO KORDHIYAY LACAGTA SHAQO IYO TAN WALIDKA AGU SIIYO CARUURTA.

Waxa lagu daray 5 isbuuc oo kale sababta COVID-19 tao kaso bilabatay 23ki febraayo ilaa 31ka agosto 2020, taso eey weli ka harsaneed 9 isbuuc wana qasab in aad dhameeso kahor inta adan tan cusub galin, shaqalaha anan shaqeen sabab xalada deg dega ah dowlada axey weli siineysa mushaarkoodi waxana 4 isbuuc oo kale la isticmaali karaa 01da setembar ilaa 31da oktoobar 2020. shaqalaha kuwa dalxiiska ka shaqeyo, melaha lagu caweeyo, beeraha dalxiiska, tiyaatarada, bandhigyada tooska ah kuwa dhigo iyo shaneemooyinka waxey bilaban karan 4 isbuuc 1da setembar.

Waalidka heysta caruur ka yar 12 sano waxey qadan karaa bar mushaarkoodi mudo 30 maalmood ah oo marki hore aheed 15 maalmood , waxana la sinayaa 50% mushaarki eey qadan jireen ayaga oo guryahooda jooga. Waxana dalban karo qofka shaqeeyo oo kaliya shaqo gara ama mid dowladba.

JumaMap – COVID-19 in Italy · [SONINKE] Covid-19: cassa integrazione e congedo

JumaMap – COVID-19 in Italy · [PULAR] Covid-19: cassa integrazione e congedo

JumaMap – COVID-19 in Italy · [PIDGIN ENGLISH] Covid-19: cassa integrazione e congedo

JumaMap – COVID-19 in Italy · [BAMBARA] Covid-19: cassa integrazione e congedo

Shaqo fududeen.

Ilaa laga dhamaado xalada deg dega ah ee CIVID-19. Dhaman shaqalaha shirkadaha gaarka ah kuwasoo heesta ilmo ka yar 14 sano waxeey xaq u leeyihiin 9in eey shaqeeyaan waqti yar ama shuruudo gaar ah,waxa qasab ah in uusan waalidka midka kale shaqeen ama uusan jirin qof kale oo guriga joogo kaasoo heyn kara caruurta, waxaad ka shaqeen kartaa guriga qaab kombiyuutar ah hadii eysan shirkada ku siina waaku shaqeen karta kuwaga shaqsiyanka ah.

JumaMap – COVID-19 in Italy · [SONINKE] Lavoro Agile

JumaMap – COVID-19 in Italy · [PULAR] Lavoro Agile

JumaMap – COVID-19 in Italy · [BAMBARA] Lavoro Agile

JumaMap – COVID-19 in Italy · [PIDGIN ENGLISH] Lavoro Agile

Dhaqlaaha goobaha shaqooyinka

Sharciga cusub waxa lagu daray in la caawiyo dadka leh shaqoooyinka shaqsiyad ah ee leh partita IVA kuwaso anan xirin kahor 31 maarso 2020. 

Dhaqlaha waxa lasiin karaa kuwa gooni u shaqeesanayay ee laha shaqo shaqsiyeed, kuwaso cadeeyay dhaqaale abriil 2020 kuwaso ka yar kii sanadki hore bishiisi abriil 2019. dhaqlaaha waxa kalo dalban karo kuwa furtay shaqooyinkooda xita 01 janaayo 2019.

Dhaqalaha kama badan karo 1.000€ waxana loo kala sarayaa:

  1. 1. 20% waxa la tix galinaya farqiga abrill 2019 iyo abrill 2020 wa in eey ka yartahay 400,000€
  2. 2. 15% waxa la tix galinaya farqiga abrill 2019 iyo abrill 2020 wa in eey gaareyso 400,000€
  3. 3. 10% waxa la tix galinaya farqiga abrill 2019 iyo abrill 2020 wa in eey ka badantahay 1 milyon kana yartahay 5 milyon.

Si aad u hesho dhaqlaahan waxad ka dalban karta si onlike ah agensiyaha interaata waxaadna wakiilan karta qof kale.  

Waxaan kugula talineyna in aad u tagto kaaf ama xarumaha caawinta shaqo ama booqo JUMA MAP. 

Warqadan aqbaraadka ku xusan lama ogola in la bedelo. Qofki wax ka bedelaa wuxuu mutesan karaa danbi iyo dacwad.,

JumaMap – COVID-19 in Italy · [SONINKE] Contributo per le attività economiche

JumaMap – COVID-19 in Italy · [PULAR] Contributo per le attività economiche

JumaMap – COVID-19 in Italy · [BAMBARA] Contributo per le attività economiche

JumaMap – COVID-19 in Italy · [PIDGIN ENGLISH] Contributo per le attività economiche

Saacidaada kirada gobaha ganacsi

Ayadoo la tix galinayo sharicga cusub dowlada waxey saacideysa ganacsatada in eey ka caawiso dhaqalaha kirada ee goobta ganacsi waxeyna u diyarisay 5 milyan oo euro ya leh.

-Waxa lagu so diraya 60% lacagta kirada bilaha ah ee gobta ganacsi, sida dukama, timo jaraha shirkadaha iyo warshada iwm kuwaso ah kuwo gaar loo leyahay.

-dhaqale 30% kuwaso la sinayo qofki leh goob aad u yar oo anan haneen meel lagu noolyahay oo ah ganacsi bes.

-dhaqale loogu tala galay dhaman hoteelada yar yar oo gaarka loo leyahay.

-dhaqale 60% ah waxa kaloo la siinayaa goobaha cibaadada ee la aqoonsan yahay diiwaan gashana.

Dhaqalaha waxa laga tix racaya lacagti aad bixisay sanadkan 2020 waxana laga cawinaya maarso, abriil iyo meey. Dhaqalaha waxa la sinaya ganacsigi uusoo garay dhaqale yari ka badan 50% ayadoo laga tix racayo tii ugu danbeysay.

Dhaqalahan waxad klu dirsan karta qof kale ama shirkad kale ama goob anan aheen mesha aad adiga ku qorantahay.

Warqadan aqbaraadka ku xusan lama ogola in la bedelo. Qofki wax ka bedelaa wuxuu mutesan karaa danbi iyo dacwad.,

Waxaan kugula talkineynaa in aad booqato JUMA MAP si aad u hesho warbixin hubaal ah.

JumaMap – COVID-19 in Italy · [Bambara] Info Covid: agevolazioni per gli affitti

JumaMap – COVID-19 in Italy · [PIDGIN] Info Covid: agevolazioni per gli affitti

JumaMap – COVID-19 in Italy · [PULAR] Info Covid: agevolazioni per gli affitti

JumaMap – COVID-19 in Italy · [SONINKE] Info Covid: agevolazioni per gli affitti

Xalada amnigada shaqo ee beeraha.

Tixraaca sharciga hir galay ee 101 ee xarunta ka war heynta shaqalaha Talyaniga “DL Riparti Italia” ee qaabilsan xalada shaqalaha beeraha waxey ogolaneysa in la diiwan galiyo si sharciyeysan 30 maalmood oo la cusbooneysiin karo 30 maalmood oo kale, xita qofki loo diray in uu joogo guriga oo 0 sacadood. Ama midka qata lacagta qofka shaqada ka dhamatay ee loo yaqan NASPI ama tan kale ee loo yaqan DIS-COL ama dhaqalaha dowlada eey bixiso ee cusub kasoo garaya 2000 yuuro dhaman sanadka 2020.

 

Warbixinta ku xusan qoraalkaan laguma dari karo wax been abuur ah waxeeyna u dhigantaa sharci saxa, wixi war bixin ah kala xiriir nambarka bilaashka ah 800905570.

JumaMap – COVID-19 in Italy · [BAMBARA] Misure Per Promozione Del Lavoro Agricolo

JumaMap – COVID-19 in Italy · [PIDGIN ENGLISH] Misure Per Promozione Del Lavoro Agricolo

JumaMap – COVID-19 in Italy · [PULAR] Misure Per Promozione Del Lavoro Agricolo

JumaMap – COVID-19 in Italy · [SONINKE] Misure Per Il Lavoro Agricolo

Sharciyeynta ama ilaalinta xuquuqda shaqada.


DIB U CUSBOONEYSIIN Waqti kordhin sharciyeenta 16/06/2020
Waxaa la kordhiyay ka bilaabato 15ka luulyo ilaa 15ka agoosto 2020 waqtigi la dalban karay sharciyeenta cusub eey dolada .

Laga bilabo 1da juun 2020 ilaa 15ka Luulyo 2020 waxaa suuro gal ah lana ogoladay in aad dalban karto sijoorno shaqo mid ka mid ah shaqooyinka hoose hadaa heyso:

  • a)Beeraleey,Xanaaneynta xoolaha,Kaluumeysato iyo shaqoyinka nucas ah
  • b)Caawinada dadka
  • c)Shaqalaha guryaha ama cidaha u shaqeyo

Waxa dalban karo:

  1. wuxu dalban kara in uu diiwaan galiyo qof marki hore suuq madoow ugu shaqeenayay, qofka uu diiwaan galinayo waa qasab in uu mariyaa baaritaan caafimaad, waa qasab qofka ajnabiga ah ee la diiwaan galinayo in uu wadanka joogay inti ka horeysay 8da maarso ee sanadkaan uusana ka bixin wadanka intii ka danbeysay xiligaas.
  2. Ajaanibta shisheeye: Ajaanibta eey ka dhacday sijoornada 31 oktoobar 2019 oo anan helin qaab eey ugu badashan sijoornadooda mid shaqo hada waxey dalban karaan mid lix bilood ah oo ku eg wadankaan gudihiisa laguna dhoofi karin lakiin lagu shaqeen karo , waa qasab in aad wadanka joogtay kahor 08 maarso 2020 heysatana mid ka mid ah shaqooyinka kor ku xusan.

Hadii Ajnabiga uu 6daas bilood ku helo shaqo sharciyeysan kana mid ah ( Beraha, xananada xoolaha, caawinta wayelada ama dadka neefada ah ama shaqaale guri ) waxaa uu ku badalan kara sijoornada shaqada

Qaabka loo dalban karo oo sharaxan waa qaabka eey u sheegtay wasarada arimaha fudaha- Wana :

  1. Xafiiska laga xareesto dacwadaha
  2. Kastuurada oo aad ka qadaneyso sijoornada 

Adeega waxa ku baxayo lacago kala duwan qeybta ugu horeysana waa 500€ oo laga rabo qofka ama hirkada aa u shaqeeneysid hadiise uu dalbado qofka ajnabiga ah si toos ah waxa laga rabaa 160 €

Codsiigaada waala didi karaa hadii?

Uu yahay maamulkaga qof 5ti sano ee u danbeyso galay danbi ah shaqeele uu gumeestay, Muqalasnimo, dad uu ku qasbay in eey jirkooda ka ganacsadaan, ama caruur uu ku qasbay shaqo eysan ka bixi karin tabar ahaan ama dhaqan ahaanba.

Maamulaha uusan kaa diiwaan galin xafiiska qaabilsan diiwan galinta ajaanibta ama uusan kuu sameen kontoraad sharciyeysan.

Maloo ogolo kumana jiraan dadka loo ogolaan karo ajaanibta lagu xukumay in laga musaafuriyo dalka, ama galay danbiyo waa weyn oo eey goaamisay maxkamad sare ahna goanki ugu danbeeyay.

Looma ogolo ajaanibta looga baqaayo ineey dhib ku yihiin bulasha taasoo laga tixraacayo danbiyada ey galeen .

Laga bilaabo waqtiga uu hirgalay sharcigaan ilaa uuka dhamaado waxaa la hakiyay in la xukumo maamulka shaqada ama shaqalahaba ee suuqa madoow ku shaqeenayay:

  1. Dhamaan shaqalaha loo dalbay diiwan galin saxan
  2. Kuwa kuso galay ee joga wadanka si sharci daro ah.

Inta eey socoto diwaan galinta ama sharicyeynta shaqalaha ajnabiga ah lagama musaafurin karon wadanka hadii uusan geysan danbi aad u weyn.

Warbixinta ku xusan qoraalkaan laguma dari karo wax been abuur ah waxeeyna u dhigantaa sharci saxa, wixi war bixin ah kala xiriir nambarka bilaashka ah 800905570.



Your Website Title




Ero Straniero

Ero Straniero Facebook



JumaMap – COVID-19 in Italy · [BAMBARA] Regolarizzazione ed emersione rapporti di lavoro

JumaMap – COVID-19 in Italy · [PIDGIN ENGLISH] Regolarizzazione ed emersione rapporti di lavoro

JumaMap – COVID-19 in Italy · [SONINKE] Regolarizzazione ed emersione rapporti di lavoro

JumaMap – COVID-19 in Italy · [PULAR] Regolarizzazione ed emersione rapporti di lavoro

Waxan ka shaqeya beraha : maxan janis heystaa?

Dhibatada ka dhalatay cudurka Covid-19 waxa ka mid ah in shaqaale badan eey wayeen jaaniskii xili kuleelaha ee beerhaa, shirkado badan waxeey xooga sareen in eey helaan qaab eey ku wada xiriiraan online ahaan, si eey shirkadaha iyo shaqalahooda ugu sahlanato shaqada. .

Si aad uga qeyb qadato gal ciwanda hoose:

Xasuusnoow hadii aad dhib kala kulanto shaqada ama maamulkaga uusan ku siin xaqada waxad la xiriirta xafiiska sindakalistaha ama la xiriir nambarka lacag la’anta ah ee 800905570 ama ( Lycamobile - 351 1376335)

ama booqo: “Lavoro agricolo, le iniziative per incrociare meglio domanda e offerta”, www.integrazionemigranti.gov.it

JumaMap – COVID-19 in Italy · [PIDGIN ENGLISH] Lavoro in agricoltura: quali opportunità?

JumaMap – COVID-19 in Italy · [PULAR] Lavoro in agricoltura: quali opportunità?

JumaMap – COVID-19 in Italy · [BAMBARA] Lavoro in agricoltura: quali opportunità?

Info CuraItalia

seleziona lingua 2
Seleziona lingua:

LACAGTA 600 EURO WAXA LOO OGOLYAHAY XITAA QAXOOTIGA IYO QAXOOTI DLABADEYASHA IYO KUWA HEESTA NUUC KALE OO SIJOORNO AH.

Ka bilaabato 01 bisha 4aad 2020 waxad ka dlaban karta (https://www.inps.it/) 600 Euro oo ah saacidaad bishi maarso. Yaa dalban karo?

  • Qof iskiis u shaqeesto kaso heesto Partita Iva kasoo biloow 23ka bisha labad 2020

  • Qofki la shaqeeyay xarunta (Co.co.co.) wixi ka horeeyay ka bilabato 23 da bisha 2ad 2020

  • Farshaxanisteyal, muruqmaal, waqaro iwm(kuwaso diwan gashan)

  • Shaqalaha xagaaga, kuwa dalxiiskja kuwasoo shaqadi eey ka joogsatay(hadaadan aidga sababted laheen) kasoo bilaaw 01 bisha 01aad 2019 ilaa 17 bisha maarso 2020

  • Shaqalaha fanka iyo tiyaatara ugu yaran 30 mar bixiyay maalinle sanadki 2019, lacagta so gashana eey ka yartahay 50.000 euro;

  • Shaqalaha beeraha, kuwaso ku shaqeeyay qaab sharciyeysan, cadeen karana ugu yaqan 20 maalmood oo shaqo sanadki 2019.

Dhaqalahan ma dalban kartid hadiba ad qadatid: Lacagta la siyo wayelada, Mid eey dowlada u biloowday dadka an shaqen, mid ad ku qadato xanuun ama naafonimo iwm.

Maxaad u bahantahay si ad u dalbato?

  • Koonto eey INPS kuguso dirto lacagta

Ciwanka ama pinkaad ku galeyso INPS https://serviziweb2.inps.it/RichiestaPin/jsp/menu.jsp

LACAGTA CAAWINTA CARUURTA DADKA SHAQEEYO XITA QAXOOTI AMA QAXOOTI DALBADE.

Gal wepsiteka (www.inps.it), hadi adan awoodin dalbashada adeeg yada kale waxaad dlban kartaa lacag lagaga caawiyo qof caruurta ku hayo xiliga aad shaqeeneyso, taso eey dhibeyso dowlada... . .

Waxa loo ogolyahay dadka ka shaqeyo kuwa hoos ku xusan:

  • Qof iskiis u shaqeesto
  • Dadka shaqlaha ah ee diiwan gashan
  • Qof iskiis u shaqeyo kana diwan gashan Inps
  • Qof iskiis u shaqeesto oo ka diiwan gashan xarunta daryeelka shaqalaha

Lacagta waa ugu badnan 600 euro familkiiba kuwasoo hesto caruur eey da’adooda ka hooseyso 12 sano Kuwaso loo isticmali karo kaliya qofka ilmaha ka caawiyo, cimriga caruurta ma lahan xad hadi eey islamaha naafo yihiin. Ama hadi iskuul lagu haayo ama xarun eey dowlada ugu talo gashay, lacagta waxa bixinayo inps. .

Si aad war bixin u hesho am aad u dalbato gal ciwanka hoose dell’INPS (https://www.inps.it/)

Xasuusnoow, hadii aad codsiga ku dirto pinka waxaad kaloo galisa qeeybta dnabe ee binka si eey iskuguka furto ciwaanka diiwan galiya familka iyo lacagta uu qadan karo.-

Dhaqale la sinayo waalidka shaqeyo si eey guriga u jogan, xita ajaanibta

Gal wepka (https://www.inps.it/ ) iska diwan gali kadibna waxa lagu ogolyahay 15 maalmood dhaman waalidka shaqeeyo inad dalka bilabato 05 maarso ila iskulada dib looga furohttps://www.inps.it/

Qaabka:

-Mushaarkagi 50% walidka hesto caruur 12 sano kayar

-Wax lacag ah ma lahan walidka hesto caruur ka wyn 12 ila 16 sano

-Mushaarkiisa 50% waalidka hesto ilmo naafo ah(da’ada xad ma lahan)

Maxaad u bahantahay si ad u dalbato?

COME ACCEDERE AI SERVIZI ONLINE PER RICHIEDERE:
BONUS 600 EURO / CONGEDO STRAORDINARIO COVID / BONUS BABYSITTING

Waxaad ka dalban karta online ahan INPSka:
1.PIN w nambar lagaso qato xafiiska INPS
2. SPID leefalkisa labaad ama mid ka sareeyo
3. kaarka daganaanshaha midka cusub ee elekteroniga ah
4. Kaarta qaranka eeloo yaqaan (CNS).
Si aad u dalbato PIN ka raac tilmaamahan :
-internetka gal ee ku qor www.inps.it, adigo isticmalayo mesha eey ku qorantahay “Richiesta PIN”;
waxaad kaloo kala xiriri karta nambarka 803164(hada ka wacdo line wa lacag la’an), ama 0616164(mobile kaga ka wac lakin wa lacag)
.

Qaababka Dib u dhaqajinta Talyaniga

Dowlada Talyaaniga waxey soo bandhigtay sharci la dhaho Dib u dhaqaaji Italiya, kaso dhawan eey ka doodi donan barlamaanka lakin hadaba sii hir gashay inteeda badan. Arag oo la soco nuucyada eey tahay:

Af Soomaali
Italiano English (UK) Français አማርኛ العربية বাংলা 简体中文 Español ਪੰਜਾਬੀ Русский Shqip ትግርኛ اردو Wolof Af Soomaali