SHURUUCDA IYO QAANUUNKA

Dowlada talyaaniga si eey u xakameyso faafida curukaan cusub ee Coronavirus (COVID-19) waxey soo rogtay shuruucyo badan oo eey qasab tahay in la tixgaliyo , hadii kale lagala kulmi karo ganaax ama xarig.

Sharciga cusub ee isku socodka ka bilabayo 18ka Meey

Laga bilabo 18ka Meey waxa loo bixi kara sabab la'aan iyo xad la'aan gudaha gobolka aad dagantahay, Laakiin dowlada weey xakameyn kartaa isku socodka meelaha qaar si ee u yareeyso inuu fido COVID-19.

Isku socodka gobol iyo gobol weli waa xanibanyahay, sababaha kaliya ee loogu safri karana waa in aad shaqo u socota cadeena wadataa, in aad xaalad deg deg ah u socotaa, in aad sabab caafimaad u socotaa ama in aad u socoto gurigada oo ku yaal goobta aa u safreyso. Sharcigaan wuxuu soconayaa ilaa 2da Bisha Juun ee soo socoto.

Llagabilaabo 3da Juun si guud waa loo socon doona wana la furi dona in la iskugu gudbo gobolada si xuduud la'aan, Lakiin dowlada wey xakameen kartaa diidina kartaa in la tago Gobolada qaar si loo yareeyo fidida COVID-19.

Waxaa weli mamnuuc ah in eey dad badan meel furan ama xiranba iskugu imaadaan. Wax walba inta aadan sameena hadi aad awoodo booqo webka eey internetka ku leyihiin gobolka aad joogto iyo kaad u socoto si aad u ogaato xaalada dhabta ee markaas taagan.


Covid-19: Sharuuc cusub iyo xuduudeyn- ka bilaabata 4ta ilaa 18ka Meey 2020

4ta ilaa 18ka meey waxaa hirgali doono sharciga cusub ee soo baxay 26ki Abriil 2020 kasoo wax ka baali doono xaalado badan xalada Covid-19 darted

Kala fogaansha labada qof weli qasab miyaa?

Haa, waa qasab in aad kala sikataan ugu yaraan 1 mitir qofkakugu dhaw, waxana laguugula talinaya in aad xirato maskeraha afka iyo galoofiska gacmaha. Waa qasab in aad xirata maskeraha markaad tageyso melaha xiran iyo xarumaha babliga ah sida Baska ama tareenada iyo dhamaan gaadiidka dad weynaha.

Mala ogolyahay in la socdo ama la baxo?

Waxaa la ogolyahay in aad u baxdo sabab , caafimaad, shaqo, xaalad deg deg ah, hadana waxa lagu daray in aad booqan karto qofka kugu qaaliga ah, wana qasab in aad ilaalisaa kala fogaanshaha ugu yaraan 1 mitir buulsho badana eeysan meel iskugu imaan karin. Lama ogolo in aad u safarto gobol kale hadii aadan heysan sabab shaqo ama mid caafimaad ama mid xaalad deg deg ah wana laguu ogolyahay in aad kusoo labato hooygada.

Waxa lagugula talinaya in aad wacdo nambarka mamulka gobolka ee xalada Covid-19 si aad u hesho warbixinta gobolkaga ama aad ula socodsiiso hadii aad ku jirtay karantiil iskaa ah ama mid lagugu qasbayba.

Waa kuwee warqadaha cusub ee la iska rabo?

Midkan laga rabo marka gudaha wadanka joogtid(Modulo autocertificazione spostamenti del Viminale)

Midka laga rabo marka aad Talyaniga soo galeyso(Modulo autocertificazione ingresso in Italia

 

Ma aadi karaa Xadiiqada?

Wala ogolyahay lakiin wa qasab in aad ilaalisa cabirka idiin dhaxeeyo adiga iyo qofka kale ugu yaraan 1 mitir, sido kale mesha caruurta eey ku cayaran wa xirantahay, Maamulka magalo walbo wuxu go’an ka gaari kara xaladiisa goonida ah hadii uu arko in anan la tixgalin shruucdana wuu xiri karaa.

Ma sameen karaa Isboortiga? Masoo wareejin kara ilmaha?

Caruurta wala wadi kara iyo qofki anan isku filneen ee cawinaad u bahan, Isboortiga ha lakiin waa in aad tix galisa ugu yaraan farqi 2 mitir ah wixi kasoo harana waa 1 mitir.

Mala ogolyahay in laga qeyb galo duugta ama xaflado diimeedka?

Xaflado diimeedka maya, Duugta dadka dhintay ha wala ogolyahay lakiin waxa loo ogolyahay kaliya ehelkiisa dadka ugu dhaw ugu badnanan 15 qof, wana qasab in eey xirtaan maskero ilaaliyana farqiga ugu yaraan 1 mitir.

Ma aadi kara maqaaxi ama cunto fudud?

Haa lakiin kaliya waka soo qadan karta ee meesha kuma isticmali kartid, maqayadaha waxeey u furan yihiin kaliya in ey dadka guryahooda ugu geeyaan.lagumana isticmaali karo gudaha maqaaxiga ama goob eey bulsho badan iskugu imanayaan. 

Maxaan sameeyaa hadeey qandho i heyso?

Qofki eey heyso qandho dhafsan 37.5 ama eey dhibto neefta waa qasab in uu gurigiisa joogo ogeeysiiyana dhaqtarkiisa si deg deg ah.

Ma heli kara warqada dhaqtarka ama dawooyinka email ahaan ama maseej telefoonka ah?

Haa ,Sharciga del 19 Maarso 2020 dhaqtarka waxa uuku siinaya nambarka warqada umana baahnid in aad soo qadato warqada , farmashiyaha marka tagto oo aad siiso nambarka iyo koodishe fiskalahaga wuxu kugu sin kra dawadada dhib la’aan.

Shuruucdaan adag ee lasoo saray ma xirayana xarumaha caawiyo haweenka dulman?

Maya, Haweenka dulman ama la fara xumeeyo ama la jir dilo ama shaqada lagu dhibateeyo waxeey xaq u leeyihiin in la garab taagnaado waxaad wici karta si bilaash ah nambarka 1522 24 saac habeen iyo maalin. Teeda kale waxa xaq u ledahay in aad aado xarunta saacido wana qeyb ka mid ah sharciyada ogol in aad banaanka u baxdo. Sida ku cad sharcga 11ka marso soo baxay.

Ma jiraan xarumo ka caawiyo daka cilmu nafsiga ka dhasho streska xaladaan Covid-19

Ka bilabato 27ka April waxa furan nambarka bilaashka ah ee 800.833.833, kasoo eey furtay wasarada caafimaadka iyo gargaarka bulshada , waxaad kasoo wici karta hadi aad dalka ka maqantahay 02.20228733waxana soo wici karta maalin walba 8 ilaa 24habeenimo. Waxana lagaga caawinaya si degan.

Si aad u hesho aqbaar intaas dheer booqo boga Numero verde di supporto psicologico kaso eey wasarada caafimaadka ku diyarisay.

JumaMap – COVID-19 in Italy · [BAMBARA] Nuove regole e limitazioni – dal 4 al 18 maggio 2020

TIXRAAC:Muwaadiniinta u dhashay wadanka iyo ajaanibta dib uguso labanayo wadanka.

HALKAN KALA DAG:

- WARQADA SABABEYNEYSO BIXITANKA BANANKA. MIDKA CUSB 26.03.2020

- WARQADA SABABEYNEYSO SAFAR DIBADA AH. WARQADA

  • Waa kuwee shuruudaha laguso gali karo Talyaniga adigo bananka jogo.
  1. Qawaaniinta ogol warqada banaanka aad ku tagi karto adiga oo safar dibada ah rabo, (riix halkan) waxaa kaa qadayo waardiyaha tagan halkka aad ka duuleyso. Wana qasab in aad ku buuxbuuxisa sababta iyo meesha aad u socoto,(tusale , safar caafimad, mid shaqo, ama sabba gaar ah oo cadeen leh) goobta aad dageyso 14ka maalmood ee soo socdo, telefoon nambarkaga iyo nambarka gaariga aad ku safreyso marka tagto wadanka ad u socoto si laguu helo hadii laguu bahdo. Wixi aqbaar ah waxa ka helee wepkeena. 
  2. Qofki kasoo laabta wadanka dibadiisa ma raaci karo gaadiidka bulshada,(waa inuu helaa qof kasoo doono madaarka, ama uu gaari kireesta ama uu tagsi qataa)   
  3. Qof walba oo soo gala wadanka waxa qasab ku ah in uu maro karantiilka dhuka kasoo gal ama diyaarad wa aisku mid, qofki shaqo ahaan kuso galo waxa qasab ku ah ugu yaraan 72 sacadood (lagu dari karo 48 sacadood) ila waqtiga eey u bahan kara shaqalaha ku baraya. 
  4. Qof walba oo soo galayo wadanka waaku qasab in uu soo war galiyo xarumaha caafimaadka halka ugu horeyso oo uu kasoo galayo wadnaka. 
  5. Karantiilka waxaad ku gali karta xita goob ka baxsan gurigaada , mesheey ahataba.
  6. Qofka hadii uusan aqoon goob uu karantiilka ku galo ama(ma aqaan qof isoo doono, ma heysto hotel an aado) waxaa kugu qasab ah in aad tagto meesha eey kuu diraan shaqalaha, dhaqaalaha kugu baxana adiga ayaa iska bixinayo.
  7. Waxa ka baxsan shuruuahan dadka ka shaqeeyo caafimaadka, shaqalaha diyaaradaha, kuwa xamuulka iyo kuwa baareyaasha caafimaad.

 

AMARO kaso baxo wasarada caafimaadka iyo wasarada gaadiidka. 

  • Waxan ahay muwaadin Talyaani ah ama Qaxoti talyaaniga sharcigisa hesta, masoo gali kara wadanka?

Haa, hadi soo labashadaada eey tahay mid lagama maarmaan ah, sida in muwaadinka ama qaxootiga uuku maqna safar dibada ah tusaale(Safar dalxiis, mid ganacsi iwm)Ama muwaadinka iyo qaxootiga midku yahayba waxa qasab ku noqotay in uuka baxo wadanka uu ku nola , (Tusaale: shaqadi ayaa kaa dhamatay ama waxa ka dhacay daganaanshihi aad ku joogtay wadanka ama waxa dhameysay wax barashadi aa du joogtay).

  • Waxaan ahay ajnabi waxan jogaaTalyaaniga Maku laaban karaa wadankeygi?

Haa, waase hadii safarkaga uu yahay lagama maarmaan, si la mid ah qofka wadanka u dhashay ee ku sugan dibada, hadi shaqada kaa dhamaato ama waxbarashada ama sabab muhiim ah eey jirto waa safri kartaa, wixii aqbaar intaas ka badan ciwanada wasarada aimaha dibeda.

Waxaa lagu farayaa in aad iska hubiso xaalada wadanka aa du socoto sida uu u faafay fiiruska.

Waxa kale oo laguugula talinaya in aad la xiriirto sfarada wadanka ad u socoto.

  • Waxan kaso labanaya wadanka banankiisa, ma ii imaan kara qof iga qado goobta an kaso dago, madaarka ama xarunta tareenada?

Haa,lakiin waa qasab in aad gariga ku saarnaataan laba qof, kan wado iyo adiga, wana qasab in ad xiratan afka iyo gacmaha. Wana mid ka mid ah shruudaha lagu bixi karo, warqadana ku qor in aad guriga ku labaneysaan. Si ciidanka ku joojiyo eey u ogadaan wax walba uguna gudbiyan wasarada ku shaqada leh.

Waqada wa in eey ka buuxsanata dhaman meelaha banaan, gaar ahaan wa in aad cadeysa meesha aad u soctan iyo meesha aadka timadeen. Waxana kugu qasab ah in aad war galisa xarumaha loogu tala galay soo noqoshadada si eey ula socdaan xaalkaga labad aisbuuc ee soo socdo. Ayaga oo ogaandoona xaalkaga iyo wixi kuso kordha kana war heyn doono qatarta COVID-19




Xeerarka barakaca

CORANAVIRUS: SHURUUDAHA BANAANKA LOGU BIXI LARO

  1. MA MAKU DHEX SAFRI KARA WADANKA TALYANIGA?
    Maya, guriga lagama bixi karo sabab la an, bandowga waxa uu saaran yahay dhaman wadanka. Xasuusnow hadi aad isku aragto calamadaha qaar la xiriir dhaqtarkaga
  2. WAAA KUWEE SABABAHA LOGA BIX KARO GURIGA?
    Waad uga bixi kartaa guriga oo aad shaqo u tagi kartaa, sababo caafimaad awgood ama xaalado baahi darteed. Si loo caddeeyo baahiyahaas, is-caddeynta waa in la buuxiyaa kaas oo sidoo kale toos looga dhigi karo foomamka booliiska loo soo gudbiyey. Xaqiiqda caddaynta ayaa lagu xiri doonaa jeegag dambe.
  3. Qof kasta oo ka maqnaada guriga, guri ama deggene ma ku soo noqon karaa guriga?
    Haa, waa la fahmay ka dib inaad u gudbi karto oo keliya baahiyaha shaqada, xaaladaha daruuriga iyo sababaha caafimaadka.
  4. Haddii aan deganaado degmo oo aan ka shaqeeyo degmo kale, ma u noqon karaa hore iyo gadaal?
    Haa, haddii ay tahay isbeddel lagu sababeeyey baahiyo ganacsi.
  5. MA ISTICMAALI KARAA ADEEGA GAADIIDKA BULSHADA?
    Haa, ila iyo hada lama xirin
  6. MALA OGOLYAHAY IN LASOO ADEGTO CUNO IYO ADEEGA DARUURIGA AH?
    Haa, oo looma baahna in la qabto maxaa yeelay bakhaarradu had iyo jeer waa la keenayaa. Wax xaddid ah ma lahan soo wareejinta badeecada: alaabada oo dhan, markaa ma aha oo kaliya kuwa daruuriga ah, waxay ku wareegi karaan dhulka dalka.
  7. MALA OGOLYAHAY ADEEG KA BAXSAN CUNO?
    Haa, laakiin keliya haddii ay jirto baahi aad u adag, markaa waa keliya iibsashada alaabada la xiriirta baahiyaha aasaasiga ah ee aan dib loo dhigi karin.
  8. MA AADI KARA ASXAAB AMA EHEL SI AN ULASO CUNTEEYO?
    No, perché non è uno spostamento necessario e quindi non rientra tra quelli ammessi. Inoltre nei giorni festivi e prefestivi, nonchè in quegli altri che immediatamente precedono o seguono tali giorni, è vietato ogni spostamento verso abitazioni diverse da quella principale, comprese le seconde case utilizzate per vacanza.
  9. MA AADI KARA SI AN U SAACIDO QOF WAYEEL AH AMA CUURYAN AH?
    Haa, laakiin xusuusnow inay waayeelku yihiin dadka ugu nugul sidaas darteedna isku day inaad ka ilaaliso inta ugu macquulsan xiriirada.
  10. Dhaqdhaqaaqa muruq ma loo oggol yahay dibadda?
    E’ vietato l’accesso ai parchi, alle ville, alle aree gioco e ai giardini pubblici, non è consentito svolgere attività ludica o ricreativa all’aperto. Lo sport e le attività motorie svolte negli spazi aperti sono ammessi nel rispetto della distanza interpersonale di un metro esclusivamente in prossimità della propria abitazione . In ogni caso bisogna evitare assembramenti.
  11. EEYGA BANAANKA MA U WADAN KARA?
    Haa, maareynta maalinlaha ah ee baahideeda jir ahaaneed iyo baaritaannada caafimaadka xoolaha.
  12. MAXAA KU DHACAYA QOFKI ANAN TIX GALIN SHURUUCDA KORE?
    La violazione delle prescrizioni è punita con una sanzione amministrativa fino a 3.000 euro. Ma pene più severe possono essere comminate a chi adotterà comportamenti che configurino più gravi ipotesi di reato. E’ vietato trasferirsi spostarsi con mezzi di trasporto pubblici o privati in un comune diverso da quello in cui ci si trova, salvo che per comprovate esigenze lavorative, di assoluta urgenza o di emergenza sanitaria.

https://youtu.be/Y3jDeCG1G5shttps://youtu.be/q8GvFaNUR0ghttps://youtu.be/VdrRojUtjG4https://youtu.be/YDYm2g-gpKohttps://youtu.be/pXVenWV60AEhttps://youtu.be/K2sZcAGIYnkhttps://youtu.be/eGO6Wum1MzIhttps://youtu.be/fHp8SL-9g2Qhttps://youtu.be/FKTpeKDvnUwhttps://youtu.be/I2Rel57m1_4https://youtu.be/aDgCOCHBCk8https://youtu.be/50WzNN5gm5Ahttps://youtu.be/sMuszdu0l1Qhttps://youtu.be/jOszPIw_ctYhttps://youtu.be/PdeCcqXrd_Ihttps://youtu.be/Q-C6UrbrsPAhttps://youtu.be/exp5SXx-va8https://youtu.be/ba_OFCxeZoghttps://youtu.be/Y3jDeCG1G5shttps://youtu.be/q8GvFaNUR0ghttps://youtu.be/VdrRojUtjG4https://youtu.be/eGO6Wum1MzIhttps://youtu.be/K2sZcAGIYnkhttps://youtu.be/Te2FHINPT7ghttps://youtu.be/PdeCcqXrd_Ihttps://youtu.be/Q-C6UrbrsPAhttps://youtu.be/exp5SXx-va8https://youtu.be/ba_OFCxeZoghttps://youtu.be/j5loEOVqoCUhttps://youtu.be/YDYm2g-gpKo

DUKUMENTIYADA

VIDEO

podcast

Af Soomaali
Italiano English (UK) Français አማርኛ العربية বাংলা 简体中文 Español ਪੰਜਾਬੀ Русский Shqip ትግርኛ اردو Wolof Af Soomaali